Xaqiijimaha aan Suuqa Ku Galno
1. Cadee jihada suuqa
- Suuq Uptrend ah Keliya waxaan ka raadinaa fursad BUY ah -Suuq Downtrend ah Keliya waxaan ka raadinaa fursad Sell ah
2. Soo Hel Sayladda suuga (The Zone)
-Suuq Uptrend ah waxaan ka raadinaa Demand Zone -Demand zone waxaa laga helaa inta u dhexeysa Last HH iyo Last HL Suuq Downtrend ah waxaan ka raadinaa Supply zone
.
-Supply zone waxaa laga helaa inta u dhexeysa Last LL lyo Last LH
3. Soo Hel Liquidity toos ah
-Suuq Uptrend ah Liqudity waxaa inoo ah Isleeg hoose (Equal lows) -Suuq Downtrend ah Liquidity Waxaa inoo ah isleeg kore (Equal highs)
4. Sug inta uu dhammaanayo Beenguurka suuga (Instituional manipulation) Dhaqaaqa u horeeya ee beenguurka aa kan Liquidty jabiya -Dhaqaaqa labaad ee beenguurka waa kan dib ugu soo laabta liquidity la jabiyay -Dhaqaaqa saddexaad waa kan dib ugu laabta shumacii u dambeeyay ee dhaqaaqli
Liqudityga jabiyay
5. Suga inta laga jabinayo Countertrendka -Fursad Buy ah ma galno ilaa aan ka aragno Bearish counter trend la jabiyay - Fursad sell ah ma galno ilaa aan aragno Bullish Countertrend la jabiyay
6. Entry waxaa inoo ah marka uu suuqu kusoo laabto shumacii u dambeeyay ee dhaqaaqii liquidity jabiyay.
7. SL waxaa inoo ah meel 10 ilaa 15 pip ka saraysa dhaqaaqii liquidity jabiyay
8. TP waxaa inoo ah in la dhaafo LL ama HH inoogusoo dhaw Baise TP iyo TP2 waxaad ka dhigan kartaa Sayaladaha yar yar ee kugusoo dhaw
----------------------------------------------------------------------
W/Q: Eng Mohamud | 5-Years Of Trading Experience

Comments
Post a Comment