Kalmado dhiiri galin oo xul ah !





Maalin maalmaha kamida waxaad ka sheekeyn doonta in aad suuqan mar isdhiibtey kana niyad jabtey mararka qaar aad ukala dhex talaabasay strategy to strategy macalin to macalin course to course qof dabayl raac ah aaad ahayd aaminsanaydna in ay jiraan wax ka fiican waxa aad haysato halka qofka intaaso dhan ka gudba uusan isku mashquulin maxaa wacan iyo maxaa xun ee uu raaco shuruucda udagan si ay meel u gaadhsiiyaan kuwaas uu ku gaadhay inuusan isdhiibin horey usocdo kaliya.✅🙏 

Dadaal Joogteyn Iyo isdhiibid la'aan kadib ayaa warqadasi kuso dhici doonta waqtiga hur marka hore si aad lacag ulabaxdo si joogta ah📈📉

Qaybtena Caawinta @YouthAcademy / visit us : https://youthacademy1.blogspot.com/


Waqti ayaad haysataa inta aad caafimaad qabto ee aad dhaqdhaqaaqayso u shaqee si ka adag sida 99% dadka kale oo laysku daray ay ushaqeeyaan, way kaa taajirsanaan karaan, way kaa lacag badan karaan way kaa nasiib badnaan karaan way kaa fursado badnaan karaan Balse marna yaysan kaa shaqo badan, markay 8 saac shaqeeyaan 14 saac shaqeee, markay 14 saac shaqeeyaan 18 saac shaqee, wax kaleba halagaaga hormaro balse marna haku fashilmin shaqo aad qaban kartay oo aad ka caajistay ama dib dhigtey🙏

Shalay waxad kufarasay inaad joogto maanta meesha aad joogto ,Barina waxaad joogi doonta maanta waxa aad ku fakarto🎯💯

WAAD KHALDAMI DOONTA INBADAN  
  

sababto ah majiro nidaaam faa'iido kaliya sijoogta ah usoosaara xitaa kuwa ah nidaamyada hababka farsamaysan ee laborogaraamiyay ee waliba lasoo tijaabiyay ayaa sijoogta ah ukhaldama maxaad filasa ado bani aadam ah dareemo aadan xakamayn kareyn leh .
Markaa sidee ayaad faa'iido ujoogi kartaa xitaa marka aad khaldan tahay trade ahaan 🤔
xasuusnoow in traders-ka laga rabin inay yeeshaan heer guuleed aad usarreeya si ay faa'iido usameeyaan joogto ah intey doontoba hale'ekaaate tusaale ahaan sifud dadka qaarkood waxay noqon karaan kuwo faa'iido sameeya iyagoo heerarka guuleysigoodu aad uhooseeyo ayna yartahay inta ay ku guulaystaan trade-yada hadana ay celceliska guushooda sarreeyso marka ay iskudaraan wadarta guud ee fursadaha ay qaataan haday qaataan toban fursado ay kuqasaraan shan ama lix hadana iyagu ay suuqa kasitaan boqoley fiican🙏🎯
 waxan ka fahmi karnaa halkaa inaanay muhiim ahayn inta jeer uu trade-kagu guulaysanayo balse ay ka muhiimsan tahay in celcelis ahaan wadarta guud aad ku xisaabtanto
 Hal trade ood gasho ama laba trade-ba aysan raad kulahayn kuwa aad gali doonto dhamaadkooda lagaana doonoyo inay kuusinadaan✍️😍
Waxyaabaha cajiibka ah aytani sababi karaso hadii aanad maskaxda ku ahayn ayaa ah mararka qaarkood aad arkaso adoo madaxu ku xanuunayo isku buuqsan marna ka walwalaya trade aad furtay ama mid kudhaafay laptop-ka daminaya marna daaraya trade-yada qaarkood qasbaya habka aa suuqa kaga trade gareyso aanan ku qanacsanayn adigoo trade walba oo lasoo dhaafay sisaxa suuqa uga soosaari karaya marwalbana aad iswaydinaso xagee ayaan ka khalyaa wax!?
Laba midkood way noqon kartaa waxa sababaya arinkan adoo account-kagu yaryahay sidaa daradeedna aad raadinaso fursada badan si'aad usamayso Lacag iyo arinka kale oo ah inaadan udhisnayn garaad ahaan ah in aanay isku xidhnayn trade-yada aad qaadanaso iyo waqtiga aad qaadanaso taaso meesha kasareysa in wadartii guud aad isu gayn lahayd aad sugi waydo
Dadka suuqan horumarka kagaadha kuma xisaabtamaan hal fursad ay helaan balse halka ay taaa badalkeda awooda saaran sugida fursado badan oo isgaadhay kadib ay boqolay celcelis ahaana iswaydiyan maxa isbadal aad samayasay imisaaadse hoos udhac lakulantey maskax dagan💯✅ .

https://youthacademy1.blogspot.com/


Before Trade ( Trade-ka intaanan galin )
1. Jihadii aad usaadalisay makugu waafaqay suuqu?
2. Xadiga aad lumin karaso lacag ahaan iyo Boqoley ahaan maku xisaabsan yihiin?
3. Ma udiyaarisanahay shakhsi ahaan galitaanka trade-kan ay iimuqato fursadiisu
4. Trade-ku mayahay mid sisaxa isu diyaariyay mise aniga ayaa qasbaya 
5. Naqshad aan aqoon sanahay suuqu masamynayaa
6. Waxyeelo intee le'eg ayaa isoogaadhi karta hadii aan qasaaro trade-kan?

During Trade ( Trade-ku intu furan Yahay )
1.Trade Inta uu ku furan yahay maxaa iga qorsheysan?
2. Trade-kan iifuran hadii aan arko fursad kale maxaan samaynayaa?
3. risk management sidee ugu sameeya Trade-kan?
4. News hadii uusoo socdo fursadan iifuran miyaan xidha ,qayb xidhaa ?
5. Dareenkayga waa sidee trade markaan kugudo jiro oo uu ii furan yahay ?

After Trade( Trade-ku marku dhamaado )
1. Lacagtu masamaysay sidii aan usaadaaliyay?
2. Jihadii lacagtu usocotay miyay isbadashay haday isbadashay maxaa sababay?
3. Imisa ayaaan hayay Trade-kan maalmood?
4. Fursadan aaaan galay maxaan kabartey oo cashara?
5.Trade-kani mayahay setup-kiisu midaaan horey usoo arkay

Comments

Popular posts from this blog

Faa'iidooyinka Caafimaad Ee Ku Duugan #Basasha