Qawaaniinta Suuqa

 



Qawaaniinta suuqa


Price action( Dhaqdhaqaaqa suuqa) 

Technical anaylsis(Taxlilin farsamo)

Technical anaylsis oo u kala baxo

Qaab dhismeedka suuqa (market structure)

Jihooyinka suuqa (market trend)

Saylada suuqa( market Demand and supply zones)

Xariiqda Halista(liquidity line)

Isaseegganta suuqa/kala duwanaansho (market divergency)

Taxliilin dhaqaale (fundamental analysis)

 Sariflayaasha caalamiga ah ee suuqa dhaqaajin kara (instutional treders)

 Tafaariiqlayda  suuqa (Retailer treders )

Qiima dhacayso (Depreciated)

Qiima ahaan Haagagayso (Appreciated)

Garaad kobcinta ganacsadaha ( Trending psychology )

 Sharciyada shaqada (Trending Rules) 

 Buuga lagu qorto Fursadaha aad gashid ( Trending journal)

Shumacyada suuqa (Candlesticks)

Aruurinta (Accumulation) 

Qaybinta (Disribution) 

 Sagxad (support)

Saqaf (Resistance)

 Shumacyada Fiiqooda(wicks)

Iibiyaal(Sellers)

Iibsadayaal(Buyers) 

Aagga Aruurinta iyo qaybinta (Accumulation and Distribution Zones )

 Heerarka qiima suuqa go'aamiya 

(Psychology levels)

Jadwalka waqtiga

(Time fremes)

Qawaaniinta suuqa kor u jeeda

(Lows of an uptrend)

High High (HH)

High low  (HL)

Low High   (LH)

Low low   (LL)

Qawaaninta suuqa hoos u jeeda

(Lows of a downtrend)

Iswaafajinta jihooyinka suuqa iyo wakhtiga kala duwan (TF)

Dhaqaaq  xawlo ah oo kor u socda (Rally)

Daadasho xawaare ku socota(Drop)

Hal ama dhow shumac oo suuqa Hakiya (Base) 

Kala wareejiya (Reversal entry)

Sii socosho (contiunqtion)

Ceel lacag ah (Liquidity pool)

Isla'eg kore  isla'eg hoose (equal high/equal low)

Suuq kor u socda (uptrend)

Suuq hoos u socda (Downtrend)

Suuq jahwareer ku jiro ( Ranging market)

Suuqa jiahadii uu aadi lahaa jiho aan ahayn xowli loogu kaxeeyo (Manipulation)

Tusiyayaal (Indocators)

RSI (Relative strengh index)

Dhacdo wadareed muddaysan (Calender news)

Jaantuska suuqa (Price charts)

Damac waynaan (Greedy)

Cabsi/Baqdin (Fear)

Jihada guud ee suuqa               (overal all trend)

 Dhinaca u raacday suuqqa (Buy/sell)

Sababta dhaqaale          (Fundamental reason)

Nidaamka farsamo

(Treding strategy)

Meesha aad ka gashay

(Entry point)

Faaidada aad u socotid

(Take profit/Target)

Khasaaraha aad ogoshahay       (Stop loss)

Natiijada fursadda (Trade Result)

Haraagaaga koonta

(Account Balance)


Xigasho Buugga Qawaaniinta suuqa

Comments

Popular posts from this blog

Faa'iidooyinka Caafimaad Ee Ku Duugan #Basasha